Wiil uu Dhalay Gudoomiyihii gobolka Banaadir oo xil loo magacaabay (Akhriso)

Wiil u dhalay Gudoomiyihii geeriyooday ee gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa loo magacaabay in uu noqdo Xoghayaha Koowaad ee Ergada Soomaaliya ee Qaramada Midoobey . Wareegto kasoo baxday Wasiirka arimaha Dibadda Xukuumada Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa loogu magacaabay Maxamed Cabdiraxmaan Cumar Cismaan in uu noqdo Xoghayaha Koowaad ee Ergada Soomaaliya ee New … Continue reading Wiil uu Dhalay Gudoomiyihii gobolka Banaadir oo xil loo magacaabay (Akhriso)